Ciidamada Booliska Puntland ee gobolka Nugaal ayaa maanta goob fagaare ah waxa ay ku gubeen Qamri iyo Xashiishad laga soo qabtay gudaha magaalada Garoowe iyo dadkii ka ganacsan jiray .
Ciidamada ayaa sheegay in maan dooriyahan ay ku qabteen howlgalo laga sameeyay xaafaga magalaada Garoowe .
Goobtii lagu gubay Xashiishada iyo khamriga waxaa goob joog ka ahaa taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse.
Dhegayso.
COMMENTS