Ammaanka Qardho iyo Hawlgallo Cusub (dhegayso)

Ammaanka Qardho iyo Hawlgallo Cusub (dhegayso)

Ciidanka ammaanka ee gobolka Karkaar ayaa habeenimadii xalay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyey xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Maxamuud Cabdirisaaq Fantastic ayaa warbixintaan Qardho ka soo diyaariyey

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com