Hub Lagu Waday Isra oo Lagu Arkay Dekedda Genoa

Hub Lagu Waday Isra oo Lagu Arkay Dekedda Genoa

Shaqaalaha Dekedda Genoa oo soo bandhigay sawirro hubka saaran markabka Sucuudiga ee Bahri Yanbu oo hub kale la rabay in looga raro dekedda, lana sheegay in loo wado Isra.

Sida ku cad bogga ururka shaqaalaha dekedda Genoa, ciidamada ammaanka Talyaaniga ayaa ku guuldaraystay in ay taleefoonada ka qaadaan shaqaalihii markabka fuulay, sawirada hubkana qaaday, si ay u tirtiraan sawirada.

Hoos ka daalaco sawirrada hubka iyo qaraxyada la soo bandhigay ee saaran markabka Sucuudiga.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com