Ibraahim Roomiya: “ Waxaan ku Rajo weynahay inaan soo saaro Aflaanta ” (Daawo)

Ibraahim Roomiya: “ Waxaan ku Rajo weynahay inaan soo saaro Aflaanta ” (Daawo)

Ibraahin Roomiya waa wiil dhalinyara ah oo kunool qurbaha siiba Wadanka Belgium,wuxuu xiiseeya aflaanta wuxuuna ku rajo weynyahay in uu mar uu noqdo Actor caan ah.

Sido kale isago Waraysi siinayeey Daljir uu sheegay in uu sido kale damacsanyahay Mustaqbalka inuu soo saaro Aflam kala duwan.

Wariye Maxamed Xasan dhallo ayaa Warbixin ka diyaariyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com