Imaaraadka oo Puntland iyo Galmudug ku heshiisiiyey inay wada heshiiyaan.

Dubai, Novb 02 2016–Dowlada Goboleedyadda xubanaha ka ah Dawladda Fadaraalka Soomaaliyeed, Puntland, Jubaland,Koonfur-Galbeed,Galmudug iyo Hir-shabeelle ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Abu-dubai ee Xaruunta Dawladda Isutaga Isutaga  Immaaraadka Carabta 30 10 2016 ilaa 01 11 2016.

Waxaana madaxtooyada Puntland ay si rasmi ah u shaacisay warsaxaafadeedkaani oo diiradda lagu saaray in Puntland iyo Galmudug kaheshiiyaan xaaladda colaadeed ee magaalada Galkacyo.

AKHRI

unnamed

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com