Imaraadka Carabta oo Shixnad raashin ah ka dajiyey Garoonka Diyaaradaha Bosaaso (Sawiro)

Imaraadka Carabta oo Shixnad raashin ah ka dajiyey Garoonka Diyaaradaha Bosaaso (Sawiro)

Hay’adda Bisha Cas ee dalka isutaga imaaradka Carabta ayaa Maanta Magaaladda Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari soo gaarsiyeey raashin loogu talagalay dadka danyarta ah.

Diyaarad siday Shixnad raashin ah ayaa Garoonka diyaaradaha Bosaaso ka soo dagtay duhurnimadi maanta waxaana raashinkan loo qaybin doona dadka danyarta ah ee Bosaaso ku nool,maadama Bisha Barakaysan ee Ramadaan Todobaad kadib ay dhalanayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com