Ku dhowaad 13,000 oo arday oo dhigta fasalka 8aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 12aad ee dugsiga sare ayaa saaka u fariisan doona imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland, kaasi oo ka bilaabanaya guud ahaan gobolada Puntland.
Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa daahfuri doono imtixaankaani.
DHEGEYSO
COMMENTS