Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo lasoo gabagabeeyey (dhegayso)

Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo lasoo gabagabeeyey (dhegayso)

Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw- Yuusuf Ciise ayaa soo gabagabeeyey imtixaankii shahaadiga ee fasalada 8aad iyo 4aad ee dugsiyada sare iyo dhexe ee Puntland, kaasi oo ay u fariisteen 15- kun oo arday.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com