Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in 10 ruux ay xanuunka shuban-biyoodka ugu geeriyoodeen deegaamo hoosyimaada degmada Caabud-waaq.
DHEGAYSO-Warbixin Cumar Laki Man.
COMMENTS