In ka badan 10 ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay xanuunka shubanbiyoodka ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Waqooyiga Galgaduud.
Waxaa arintaas warbixinteeda noo haya wariyaheena Cumar Lakiman.
Hoos ka dhegayso
Audio PlayerIn ka badan 10 ruux ayaa saacadihii la soo dhaafay xanuunka shubanbiyoodka ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Waqooyiga Galgaduud.
Waxaa arintaas warbixinteeda noo haya wariyaheena Cumar Lakiman.
Hoos ka dhegayso
Audio Player
COMMENTS
allow umadaada ugargaar waxa ladegay colaad abaaro iyo xanuuno