Mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland ayaa goor dhoweyd si duuduub ah codayn gacan taag ah ugu meelmariyey golaha wasiirada dowladda Puntland ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland.
61 kamid ah golaha wakiilada ee kulanka soo xaadiray ayaa gacanta u taagey in xukuumaddu ay meelmarto, halka labo kalena ka aamuseen, waxaana sidaasi kumeel maray wasiirada cusub oo lafilayo inay todobaadka dambe xafiisyadooda shaqada la wareegaan.
COMMENTS