Wararka ka imaanaya deegaanada Hirshabelle ayaa sheegaya in maanta la afduubtay in kabadan 7 gaari oo ahaa gaadiidka ukala goosha Muqdisho iyo Gaalkacayo kuwaas oo laga afduubtay deegaanada shirshabele.
Afduubka gawaaridaan iyo dadkii saarna ilaa hada si faah faahsan uguma hadlin gaadiidleyda iyo maamulka Hirshabelle.
Mohamed Koronto
COMMENTS