Degmada Rakoraaxo oo katirsan gobolka Karkaar waxaa usoo hayaamay reerguuraa kayimid deegaanad ay Abaartu kajirto oo kala ah, Mudug, Sanaag, Sool & Nugaal. | Hadaba dadkan ayaa xaaladood aad looga deyrinayaa sida uu Daljir usheegay guddoomiyaha degmada Rakoraaxo Amiin Cismaan Siciid.
In kabadan 30kun oo qoys oo reerguuraa ah ayaa usoo naqraacay deegaanka Rakoraaxo ee gobolka Karkaar (Waraysi)
Dhigaal Duug ah
Xulashada Daljir & Faadumo Dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
FAALLOOYIN & FALCELIN