“IN THE WAR AGAINST ISIS, PUNTLAND HAS RESTORED THE LOST CONFIDENCE OF THE SOMALI PEOPLE,” PROF. WARSAME ON DALJIR MEDIA
We ask: Will Villa Somalia heed Puntland’s lessons on war against terror, or would it double down on its enmity towards Puntland?
What lessons can Puntland politicians who betrayed their people on behalf of President Hassan Sheikh Mohamud learn from Puntland’s latest successes?
https://x.com/radiodaljir/status/1880047127176339725?t=aiGrWNxZHFfFBP8htL0FvA&s=19
…
“PUNTLAND KALSOONIDII SOOMAALIDA KA DHUNTAY BAY SOO CELISAY”
WARAYSI PROF. WARSAME: “PUNTLAND WAY KA MAARANTAY SANDAREERTADII BEESHA CAALAMKU MUQDISHO U SOO MARIN JIRTAY”
“Dagaalka dowladda dhexe ay sheegato in argagixiso ay kula jirto waxuu ku sifoobmay mashruuc caalamka lagu baryo oo aan dhammaad lahayn, kan Puntland se waxaa sal u ah mintidid shacab iyo maamulka oo muruq iyo maalba iskugu geeyey inay buuraha jinka ka jin saaraan.”
> Daljir Media
COMMENTS