Masuuliyiin ka socdey Wasaarada Degaanka Puntland ayaa dib uga soo laabtay ka dib safar Ukuur gelida oo ay ku tageen Degmada Buraan Ee Gobolka Saaag, Wasiirudawlaha Wasaarada Deegaanka Beeraha iyo is bedelka Cimilada, Cabdi Rashiid Maxamuud Geelle oo aan waraysanay intay Kormeerka ku jireen isaga iyo Weftigisa ayaan nooga Waramay waxay soo arkeen.
COMMENTS