Qaar kamid ah xarumaha ganacsiga magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta xiran, kadib markii ganacsatadu diideen inay qaataan qaar kamid ah lacagta shillinka Soomaaliga.
Jaamac Ciise Maxamed (Oog Yare) ayaa warbixintaan ka diyaariyey
COMMENTS