Iran oo kaliya duqeysay saldhigga al-Udaid ee Qadar

Iran oo kaliya duqeysay saldhigga al-Udaid ee Qadar

Wararkii ugu danbeeyey ee Bariga Dhexe ayaa sheegaya in duqeynta kaliya ee Iran ay fulisay illaa iyo hadda ay tahay tan al-Udaid ee Qadar. Ma jiro waddan kale oo Iran ay duqsay.

Duqeynta saldhigga al-Udaid ee Qadar ayaa lagu macneeyey mid la sii qorsheeyey oo loo sii sheegay Qadar, oo aan gaysan wax khasaare nafeed ah.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com