Is Rasaasayn dhexmartay Muqdisho Ku Ciidamadda DFS iyo Kooxo Hubaysan

Is Rasaasayn dhexmartay Muqdisho Ku Ciidamadda  DFS iyo Kooxo Hubaysan

Suuqa Bakaaraha ee magaaladda muqdisho ayaa la sheegaya in gordhawayd Israsaasayn ay dhexmartay ciidamo katirsan kuwa dowladda iyo kooxo lacago sharci darro ah ka qaadayeey ganacsatada ,taas oo an la garanayn waxay tahay.

inta la Xaqiijiyeey labo qof oo shacab ah ayaa iskahor imaadkan ku dhawaacmay,waxana la sheegay in kooxihii dagaalku dhexmaray ciidamadda dowladda ay goobta ka tageen kuwaas oo loo malaynayo maleeshiiyo beleed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com