Cabdikariin Qalbidhagax oo ah sarkaal ka tirsan jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed oo horay mamnuuc uga ahayd Somaliland ayaa si wayn loogu soo dhoweeyey magaalada Hargaysa.
In kasta oo hadalada soodhaweynta Qalbidhagax ay iskhilaafsanaayeen, hadana sarkaalka ayaa waxaa soo dhowayntiisa ka qaybgalay xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland iyo qaybaha bulshada.
Qalbidhagax oo ayidaya Soomaalinimada ayaa u sheegay warbaahinta in madaxda ONLF ay dhowaan imaan doonaan magaalada Hargaysa. Waa markii ugu horaysay oo uu soo gaaray dalka Soomaaliya muwaadinkan oo horay dowladda dhexe ay ugu wareejisay dowladda Itoobiya.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS
Ku dar so.
Isis=Israel secret intelligence service