Isbitaalka Awrboogeys & Xarunta Dhalmada ee KALKAAL (Sawiro)

Isbitaalka Awrboogeys & Xarunta Dhalmada ee KALKAAL (Sawiro)

Awrboogeys waa isbitaalkii ugu horreeyey ee laga hirgaliyey deegaanka waxaana looga kala yimaadaa deegaanada kala ah: Awrboogays, Dararweyne, Ceel Afweyn, Garabcad, Sarmaayo, God Allo, Kulaal, Higlada, Fiqi Fuliya, Damala Xagare, Dhaban, Laasacurdun, Laan Qudhacdheer, God Waraabe, Xuddun, Bilcin, Faraxal, iyo deegaano kale oo ku xeeran.

Isbitaalka Awrboogys waa mid daweynta Cudurada Guud, Hooyda & Dhallaanka, Dhaawacyada iyo waliba Bahallo Qaniinka. Ha moogaan Isbitaalka Awrboogeys & Xarunta Dhalmada ee KALKAAL.

Sawiradda Xarunta hoos kaga bogo.

XIRIIRKA: Sahra Maxamed Ismaaciil, AGAASIME
Email: [email protected] | Tel. 063-350-5506 | +252-63-350-5506

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com