Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo ku sugan magaalada Galkacyo ayaa maanta kormeeray xarumo muhiim ah oo uu kamid yahay isbitalka guud ee Galkacyo oo shaqo adag kadib la dayactiray.
DHEGAYSO
COMMENTS