Dr Saacid Cumar Xuseen oo kamid ah hawl wadeenada isbitalka guud ee degmada Burtinle oo waraysi gaar ah siinayey Daljir ayaa sheegay inay jiraan caqabado soo wajahay Isbitalka, kuwaasi oo sababi kara inay joogsanto shaqadii ka socotey halkaasi,.
DHEGAYSO
COMMENTS