Isdhexgalka dhalinyarada xaafadaha Garoowel ( Warbixin)

Isdhexgalka dhalinyarada xaafadaha Garoowel ( Warbixin)

Puntland waxa ay kamid aheyd meelihii dadka Soomaaliyeed ay Nolol iyo Amniba ay usoo raadsadeen markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Soomaaliya wixii ka dambeeyay 1991kii.
Dadka ugu badan ee ganacsiga iyo amnigaba ku haysytana deegaanada Puntland waxaa kamid ah dadka ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dahalinyadada ka soo jeeda deegaanadaasi ee ku nool xaafada Horseed Garoowe ayaa qalab isboorti ku wareejiyay dhalinyarada ciyaartoyda ah ee xaafada, taas oo qeyb ka ah isdhexgalka bulshada.
wariye Xasan Heykal aaya warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com