Suldaan Faysal Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Maamulka Soomalailand oo lahadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka jirto cadaalad daro baah san .
Suldhaanka ayaa sheegay in ciidamada Soomalailand ay xabsiga dhigeen Salaadiin iyo Dhalinyaro aan wax dambi ah lagu soo oogin ilaa iyo hada “xuquuqdoodiina meel looga dhacay .
Waxa uu sheegay in sida cadceeda ookale ay u iftiimin doonaa Cadaalad darada ka jirta goboladda waqooyi ee Soomaaliland” iyo Talaabooyinka qaldan ee uu qaaday Madaxweyne Muuse Biixi.
Halkan ka dhagayso.
COMMENTS