Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa uu maanta Iska hor-imaad ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Hoose ee Garoowe iyo Maleeshiyaad hubaysan Iska hor-imaadkaas oo uu ku dhintay Hal Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Hoose ee Garoowe.
iska hor-imaadka ayaa salka ku haya muran dhinaca dhulka ah oo dowladu doonaysay inay burburiso guryo kuyaala Garoowe taas oo maleeshiyaadkas ay ka caroodeen deedna Iska hor-imaad uu dhexmaray.
Warbixintan Wariye Cabdifataax ayaa Garoowe ku diyaarisay
COMMENTS