Iska horimaad khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay Oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee C/laahi Yuusuf

Iska horimaad khasaare dhimasho iyo dhaawacba gaystay Oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee C/laahi Yuusuf

Wararka naga soo garaya magaalada gaalkacyo  gaar ahaan dhanka waqooyi ee Puntland , ayaa sheegaya in iska Horimaad ka Dhacay garoonka diyaarada ee Cabdilaahi Yuusuf ay ku dhinteen 2 askari oo katirsanaa ilaada garoonka Halka sidookalena uu ku dhawacmay askari kale.

Wariye yaasheena ku sugan magaalada gaalkacyo ayaa soo sheegaya in dhacdadan ay timid kadib markii dhalinyaro Wadatay gaari nooca iskarogada ah ay dhagax udoonteen meel aan sidaasi uga fogayn garoonka diyaaradaha ee C/laahi Yuusuf ,deedna ay soo weeraren malayshiyaad hubaysan oo ka timid dhanka konfureed ee magaalada Gaalkacyo .

Majirto ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay mamulka gobolka mudug gaar ahaan dhanka Puntland.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com