ISKUDUWAHA WASAARADA CAAFIMAADKA GOBOLKA KARKAAR OO BEENIYAY EEDEYNTA LOO JEEDIYYA (daawo)

ISKUDUWAHA WASAARADA CAAFIMAADKA GOBOLKA KARKAAR OO BEENIYAY EEDEYNTA LOO JEEDIYYA  (daawo)

Sida aad horay ugu maqasheen waraysigii maanta ee uu siiyay Warbaahinta Daljir guddoomiyaha degmada Xumbays ee Gobolka Karkaar kuna sheegay in ay uxirantahay xaruntii caafimaadka ee degmada isuduwaha Wasasaarada Caafmiidka ee gobolka, ayaa arintaasi waxaa beeniyay Liibaan Yuusuf Axmed Kheyr oo ah isduwihii eeda loo jeediyay, | Waxa uu sheegay Liibaan in uusan ogeyn xarun caafimaad oo xiran, Xaruntan ay ka madaxbanaantahay Wasaarada oo mushaharlka shaqaalaha ay bixiso Hay’ada SAVE THE CHILDREN oo uusan jirin wax dhaqaale ah oo soomara Wasaarada Caafimaadka. | Liban Yusuf Ahmed Kheyrr waxa uu uwaramay, wariye Xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com