Islaan Bashiir Islaan Faarax Cabulle oo hogaaminayay wafdi balaaran oo kasocday gobolka Mudug oo issimo ah ayaa waxaa ka hadlay caana subka, waxaa uu sheegay inuu yahay mid ka mid ah munaasbadihii ugu waawaynaa ee dalka kadhacda.
Islaanka ayaa sheegay beeldaajaha cusub inuu yahay soo jireen, waxaana uu usoo jeediyay talooyin.
Hoos kadhagayso
COMMENTS