Islaan Ciise Islaan Maxamed oo kamid ah isimada soo jireenka ah ee Puntland ayaa waxa uu sheegay in sanadkaan Puntland waxbadan u qabsoomeen haseyeeshee ay jiraan abaaro xukuumadda weli shacabku ay ka sugayaan, wuxuuna sidoo kale farriin u diray umadda Soomaaliyeed.
DHEGAYSO
COMMENTS