Garowe, Janu, 25, 2016 – (Dhagayso) Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Kooshin 25 January 2016 (Daljir Studio Garowe) Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah
Madashii 4aad ee wadatashiga Nooca Doorasho ee Soomaaliya oo galabta laga furay Muqdisho.
Baarlamaanka dawladda Federaalka oo baaq ka soosaaray xasuuqa ay Kenya ka gaystay gobolka Geddo.
Xildhibaan C/barre Yuusuf Jibriil oo DF ugu baaqay in ay Maxkamada HAG u gudbiso dacwad ka ah Kenya oo lala xiriirinayo xasuuqa ay ka geysteen gobolka Gedo. Iyo Qodobo kale.
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
COMMENTS