Isra oo maalinkii labaad ee dagaalka duqeysay dal Carabeed oo aan la shaacin

Isra oo maalinkii labaad ee dagaalka duqeysay dal Carabeed oo aan la shaacin

Sida aan ka soo xiganay Talafishanka Cann Channel ee Israa’iil, maalinkii labaad ee dagaalka Isra iyo Iran, diyaaradaha Isra oo gantaalo la beegsanaya daroonada Iran, waxay si aan ku-talagal ahayn u duqeeyeen dal Carbeed, kaddib markii ay gataalada la waayeen daroonada Iran.

Dawladda Carbeed ayaa loo maleynayaa in ay tahay Urdun, lamana shaacin khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee gaaray dalkaas Carbeed. Dalka Carbeed ayaan asna shaacin duqeynta iyo khasaaraha ka dhashay.

Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com