Caawa waxaa cayaaraya Celtics iyo Bulls. Bulls baa 2-0 ku huggaaminaya. Clippers iyo Jazz waa bareejo. Houston Rockets waxay Oklahoma Thunder ayana ku huggaaminayaa 2-0.
LeBron James iyo Cleveland Cavaliers ayana waxay Indiana Pacers ku huggaaminayaan 3-0, cayaartuna waa habeenka Khamiista 27 April.
Dhanka galbeedka iyo Golder State Warriors 2-0 Portland Blazers. San Antonia Spurs waa 2-1 Memphis Grizzlies.
Faahfaahinta halkaan RIIX.

22f105a3-4401-418c-a030-d98d75868fef
COMMENTS