issimada Puntland oo maanta soo gaba gabeeyey kulamo ay la laahaayeen Musharaxiinta, Madaxda Puntland ee talada haysa iyo qaybaha bulshada ayaa maanta go’aamo soo saaray.
Isimadda ayaa warbaahinta u sheegay in la isku afgartay in dhaqdhaqaaqa dadka xor yahay lana celin karin qof Soomaali ah oo Puntland imaanaya
COMMENTS