Issimo booqday Dhismaha dekadda Garacad (Sawiro)

Issimo booqday Dhismaha dekadda Garacad (Sawiro)

Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Suldaan Maxamed Suldan Hurre iyo wufuuda la socota ee ku sugan deegaanka Garacad ayaa booqday dhisnaha dekadda.

Dhismaha dekadda Garacad ayaa hadda marayaa meel gabagaba ah,iyado issimadda Munaasaabad soo dhaweyn ah loogu sameyeey xeebta Garacad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com