Issimo & Nabadoono ka kala socda gobollada Sanaag & Karkaar oo shir ku saabsan 2 qof oo dhawaan lagu dilay Dhahar ku yeeshay Qardho.

Dhahar, Oct 08 – Shir wadatashi ah ayaa magaalada Qardho uga furmay Issimo & nabadoono ka kala socda gobollada Sanaag & Karkaar. Shirka ayaa salka ku haya 2 nin oo dhawaan lagu dilay magaalada Dhahar, Sanaag.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com