Itoobiya Airlines oo mudo 41 Sanno Kadib duulimaadkeeda ka bilaabaysa Muqdisho (Sawiro)

Itoobiya Airlines  oo mudo  41 Sanno Kadib duulimaadkeeda ka bilaabaysa Muqdisho (Sawiro)

Diyaarada Itoobiya Airlines ayaa maanta dib ubilowday dulimaadkeedii tooska ahaa ee Adis-Ababa iyo Muqdisho mudo 41 sanno kadib.

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ku sugnaa markii ay diyaaradan soo caga dhigatay Wasiiro ka tirsan xukuumada  Soomaaliya oo uu ugu horeeyay Wasiirka  duulista iyo hawada Soomaaliya  ,mamaulka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, maamulka gobolka Banaadir , Taliye yaasha ciidamada Booliska, Asluubta,  iyo Milatariga .

 

Xiriika Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa soo hagaagayay tan iyo markii uu xilka qabtay Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com