Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Daljir ee (DDS) Dalka Itoobiya ayaa guud ahaanba la hakiyay dhamaan baraha bulshada ay ku xiriirto kadib markii ay sii cuslaatay xaaladaha Amniga ee dalka itoobiy arintaas oo ay dowladdu xal u aragtay.
COMMENTS