Itoobiya oo shaacisay saamiga dowladd deegaanka Soomaalida uu kuleeyahay Shidaalka laga helay gobolka (dhegayso)

Itoobiya oo shaacisay saamiga dowladd deegaanka Soomaalida uu kuleeyahay Shidaalka laga helay gobolka (dhegayso)

Aqalka sare ee baarlamaanka Itoobiya ayaa ansixiyay xeer qabyo ah oo qeexaya saamiga shidaalka laga helay dowladd deegaanka Itoobiya.

qorshahan waxaa ka soo shaqeeyay golaha federaaka Itoboobiya oo uu matalayay madaxweyne Mustafe Cagjar iyo xubno kale.

wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com