Xukuumaduu uu soo dhisay Abiy Axmed ayaa waxaa ku jiray shan xubnood oo ka koobnaa Wasiir iyo Wasiir kuxigeeno.
Xubnaha Wasiirada ee matalaya DDS waxa ay kala ahaayeen:
1. Mudane Aadan Faarax (Wasiir – Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga dalka u taliya)
2. Mudane Axmed Shide (Wasiir- Maaliyadda)
3. Mudane Prof. Abdiwasa A. Bade (Wasiir – Xarunta Dhexe ee Xisbiga)
4. Marwo Saxarla Cabdullahi (Wasiir ku xigeen- Caafimaadka)
5. Mudane Dr. Eng Suldaan Wali (Wasiir ku xigeen – Biyaha)
6. Mudane Xassan Macallin (Wasiir ku xigeen – Ganacsiga iyo Xidhiidhka Geeska)
Madaxweynaha DDS Musafe Muxumed Cumar ayaa hambalyo iyo bogaadiba u diray Wasiirada iyo Wasiir Ku Xigeenada lamagacaabay ee ka soo jeeda Deegaanka Soomaalida. Wuxuuna sheegay in uu u rajaynaynaa in ka qayb-galka siyaasadu ayna ku ekaan oo kaliya wasiiro, balse hay’adaha dawliga ah ee kale sida Wakaaladaha iyo Diblamaasiyiintana door fiican aan ku yeelan doono. Ma dhamaystirna waase biloow wanaagsan.
COMMENTS