Itoobiya waxa ay leedahay 19% | Ethiopia Owns 19% Stake in DP World Berbera Port (Media Release)

War saxaafadeed ay maanta soo saartay shirkadda DP World ayaa markii ugu horreysay lagu shaaciyey in Itoobiya yeelatay 19% Dekedda Berbera meesha Dowladda Somaliland yeelatay 30%, DP World ayana ay yeelatay 51%. Suldaan Axmed bin Suleyman, Guddoomiyaha shirkadda DP World, ayaa yiri, “waa ku faraxsanahay in Itoobiya qayb ka tahay mashruuca Berbera, maxaa yeelay waxaa … Continue reading Itoobiya waxa ay leedahay 19% | Ethiopia Owns 19% Stake in DP World Berbera Port (Media Release)