Jaaliyadda Harti ee dalka Koonfur Afrika caasimadda Johannesburg ayaa kulan soo dhawayn ah u sameeyay musharax Madaxwayne Axmed saakin cabdi xuseen,
Axmed saakin ayaa ah musharax u taagan jagada madaxweyne ee dowladda Goboleedka SSC-Khaatumo,
Kulanka waxaa kasoo qayb galay Odayaasha, Ganacsatada culimadda dhalinyarada, iyo Madaxda Jaaliyadda Harti ee dalka Koonfur Africa,
Ugu danbayn musharax Madaxwayne Axmed saakin ayaa uga mahadceliyay Jaaliyadda Harti soo dhaweynta balaadhan ee ay ubsameyeen.
Axmed Saakin ayaa Inta uu ku sugan yahay dalka koonfur Afrika la Kulmi doona bulshada qaybaheeda kale duwan.
> Daljir Media
COMMENTS