Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool cariga Mareykanka ayaa deeq lacageed oo ay ugutalagaleen in lagaarsiiyay dadkii wax kunoqday qaraxii zoobe ,ayaa maanta qoysaskii loogu talagalay deeqdan waxaa lagaarsiiyay qoyskiiba 400 oo doolar.
lacagtan ayay jaaliyadu soo wakiilatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya.
Hadaba Axmed Bashiir gudoomiye kuxigeenka Gudiga lacgtaas loo soo wakiishay oo kahadlay ugu horeen madasha lacagtaasi lagubixinaayay ayaa waxa uu ku faah faahiyay Qorshahooda kuwajahan bixinta lacagtan iyo tirada guud lacagta maanta la bixiyay, waxaana hadalka uga dambayn doona xildhibaan sakariye .
COMMENTS