Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Pakistaan oo Walaac ka muujiyeey Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Jaaliyadda Somaliyeed ee dalka Pakistaan oo Walaac ka muujiyeey Cudurka Caronavirus (dhegayso)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Pakistaan ayaa walaac ka qaba saamayn uu ku yeesho Caabuqa Caronavirus oo fara ba’an ku haya wadankaasi.

Dalka Pakistaan waxaa ilaa haatan Cudurku soo ritey – 600 oo qof halka ay u dhinteen ugu yaraan -5 qof.

Hanad Maxamed Muuse oo kamida Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Dalka Pakistaan gaar ahaan Caasimadiisa Islaamabad ayaa Daljir uga waramay Xaalada ay qabaan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com