Jaamacadda Badda Cas oo Barnaamij Cusub soo kordhisay (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo Barnaamij Cusub soo kordhisay (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah jaamacaddaha ugu tayadda wanaagsan dhinaca waxbarashadda xarumo kala duwana kuleh dalka gudihiisa ayaa magaaladda Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland kusoo bandhigay Barnaamij Cusub.

Barnaamijkan ay jaamacadda soo bandhigtay ayaa loogu magac darray Aqoon dirsi,iyado madasha Lagu soo bandhigayay Barnaamijkan Masuuliyin kala duwan ay hadalo kasoo jeediyeen.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan Bosaaso kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com