Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo Arday Tababar u qabatay (dhegayso)

Jaamacadda Bariga Africa Boosaaso oo Arday Tababar u qabatay (dhegayso)

Jaamacada Bariga Africa ayaa maanta Aradayda jaamacada uqabatay Tababar ku Saabsan Qorshaha Qofeed Ee Istiraatiijiga ah, Waxaana tabarkan bixinaayay Xarunta Horumarinta Tababarada ee Tamayus oo kutaala dalka Masar.

Warbixintan xasan Heykal ayaa Boosaso kaso diray


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com