Jabuuti oo ka hadashay sababta Fahad Yaasiin ay u xanibtay

Jabuuti oo ka hadashay  sababta Fahad Yaasiin ay u xanibtay

Sida ay wararku shegayaanb Hay,adaha Amniga ee Muqdisho ayaa ku wargaliyay dowladda Jabuuti in Fahad Yaasiin uu wado abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Sarkaal katirsan ciidamada Amniga ee dalka Jabitu oo magaciisa qariyay ayaa sheegay in in Fahad Yaasiin oo ay la socdaan ilaa 40 qof, diyaaradda Turkish Airlines, iyagoo ku sii jeeday Muqdishu, hase yeeshee ay diyaaraddu heshay amar ah inaysan rakaabkaasi iman karin Muqdishu.

Sarkaal ka tirsan Jabuuti oo diiday in magaciisa la sheego sababtoo ah looma oggola inuu la hadlo warbaahinta ayaa sheegay in haddii Fahad iyo wafdiga la socda aysan u safri karin Muqdishu ay ku celin doonaan halkii uu asal ahaan safarkiisu kasoo bilowdya oo ah magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com