Janaraal Muxyadin: “Guri Cidlo ah baa la Kiraystay oo 5 Habeen loo furtay in Lagu Niikiyo”

Janaraal Muxyadin: “Guri Cidlo ah baa la Kiraystay oo 5 Habeen loo furtay in Lagu Niikiyo”

Ciidamada Ladagaallanka Argagixisada Puntland ee uu Hogaaminayo Jan. Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa howlgal uu ka sameeyey mid kamid ah xaafadaha Garoowe waxa ay ku soo qabteen 140 dhalinyaro ah oo isugu jiray rag iyo dumar oo sida uu Jananku sheegay lagu soo xiray falal anshax-xumo ah ayaga oo xaflad niiko ah 5 maalmood u kiraystay guri.

Dhalinyaradaan oo maanta Garoowe lagu soo bandhigay ayaa waxaa ku sugnaa madasha lagu soo bandhigayeey saraakil iyo wasiiro Puntland oo uu kamid yahay wasiir ku xigeenka Cadaalada Puntland iyo qaar kamid ah culumada Puntland.

Maxamed Lakiman ayaa warbixinta noo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com