Shirkada dhismaha Wadooyinka ee Kebarco ayaa Maanta bilowday wajigii labaad ee wado laami ah oo dhexmaraysa Magaalada jariiban ee gobalka Mudug,taas oo dhismaheedu mudo socday.
Waxaa maanta goob joog u ahaa bilaabida shaqadan maamulka degmada Jariiban, Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland, Nabadoono iyo qaar ka mid ah bulshadda degmadda Jariiban.
Xildhibaanada iyo maamulka degmada ayaa u mahad celiyey Shirkada wadanigaa Ee Kebarco, waxayna ku amaaneen shaqa hufan ee ay u hayaan bulshadooda.
COMMENTS