Jawaabta Amiirka Qadar ee Muranka Khaliijka Carabta (daawo)

Jawaabta Amiirka Qadar ee Muranka Khaliijka Carabta (daawo)

Amiirka Dowladda Qadar Sheekh tamiim ayaa Xalay jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu uga hadlayo xaaladda ka taagan Khilaafka Khaliijka ee ka dhashay go’doomintii ay ku sameeyeey Qadar Sacuudiga iyo xulufadiisa.

Amiirka ayaa amaanay shacabka Qadar iyo sida ay uga jawaabeen go’doomintaas. Sidoo kale waxa uu amaanay dowaladda Kuwait iyo dowrkeeda dhexdhexaadinta khilaafkaas, dalalalka caalamka ayuu ku amaanay mowqifka ay ka qaateen khilaafka Khaliijka gaar ahaan Turkey.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com