Jigjiga oo habeenkii labaad bandow ah

Jigjiga oo habeenkii labaad bandow ah

Waxaa habeenkii labaad Jigjiga ka dhaqangalay bandow lagu soo rogay caasimada Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS). Shacabka Jigjiga oo u badan danyar noloshoodu salka ku hayso shaqo maalmeedka ayaa waxaa la soo darsay xaalad adag oo nololeed ayna sababtay albaabada loo laabay dhammaan goobihii ganacsiga iyo isusocodka jidadka Jigjiga ee la joojiyay.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com